Farriinta Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) - ENA Af-Soomaali
Farriinta Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)
Farriinta Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)
Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay Barnaamijka Raadka Cagaaran ee sanadkan. Waxaan dejinay yool ah in la beero 8 bilyan oo geed sanadkan, waxaana si joogto ah ugu soconaynaa yoolkeenna ah inaan Beerno 65 bilyan oo geed.
Ku soo biir dhaqdhaqaaqa oo uga tag Raadkaaga Cagaaran jiilka soo socda!
#Raadka_Cagaaran
#Greenlegacy