Barnaamijka Raadka cagaaran - Ballanqaadka hirgalinta barnaamijka ka hortaga cimilada

Addis Ababa, Agaali, Sane 8, 2018 T.I. (ENA) –Isbeddelka cimiladu waa caqabada samayn ku leh adduunka . Waa muhiim in la ogaado in Afrika ay tahay qarda ugu yar saamaynta ay ku leedahy isbadalka cimilada adduunka laakiin waxa aad u saraysa waxyelada Afirka kasogaada isbadalka cimilada .sidaas darted qaaradu waa in ayna kacmaha laa laabni oo ay ku kobnaan cabsho, diyaarn u ahaataa kacan ka geysashada hirgalinta barnaamika cagaaran.hirgalinta barnaamijkai Itoobiya kaalin horle ayay kaga jirtaa.

hindisay Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.)eek u aadan barnaamijkan cagaaran ayaa la ga bilaabo 2011 ilaa hadda lagu beeray , in ka badan 48 bilyan oo geed

barnaamijka Cagaaran waxaa u ka mid yaha ka jawaabaha saamaynta isbeddelka cimilada.

Barnaamijku wuxuu muujiyay inay suurtagal tahay in si firfircoon loogu lug yeesho yool guud iyo helitaanka xalal loogu talagalay isbeddelka cimilada adduunka.

Waxay kordhisay tirada daboolka kaynta. Tani waxay gacan ka geysaneysaa doorkeeda isbeddelka cimilada.

Dhanka kale, doorka barnaamijkan Cagaaran ayaa sidoo kale la shaaciyay in ila hada natiijo laga gaadhay .muuqatana soo celinta dhulka xaalufay, fududeynta maaraynta kheyraadka biyaha, iyo hubinta madax-bannaanida cuntada.

Itoobiya waxay ku talaabsatay guul leh oo ku saabsan barnamijkan iyadoo ka qayb qaadanaysa dhammaan qaybaha bulshada barnaamijka Cagaaran, iyada oo aan loo eegin da'da, jinsiga, heerka waxbarashada, shaqada, beeralay, iyo diinta.

Waxana laga laga eegaa inuu yahay mashruuc qaran oo weyn, barnaamijka waxaa sidoo kale lagu ballaarinayaa deeqo loogu deeqayo deriskeeda.

Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ayaa mar yiri; Mashruuca Cagaaran waa bandhig dadka kale u muujinaya in Itoobiya ay si weyn u fikiri karto, u kori karto, u qorsheyn karto wax weyn, oo ay ku gaari karto waxyaabo waaweyn iyadoo isku dubaridaysa dadkeeda.

#Muujinta_Cagaaran #ENA

Wakaalada Warka Itoobiya
2015