Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxumed Cumar ayaa madaxdii sare ee ka soo qayb galay madasha qiimeynta xisbiga barwaaqo guddponsiiyay Hadiyado - ENA Af-Soomaali
Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxumed Cumar ayaa madaxdii sare ee ka soo qayb galay madasha qiimeynta xisbiga barwaaqo guddponsiiyay Hadiyado
Jigjiga —Kadib markii la soo gunnaanaday kulankii u socday hoggaanka Xisbiga Barwaaqo iyo madaxda dawlad-deegaannada dalka, Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa hadiyado ay ka mid yihiin dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaalida guddoonsiiyay madaxdii kulanka ka soo qayb-gashay, kuwaas oo lagu sagootiyay xarunta Madaxtooyada DDS.