Ra'iisul wasaare ku xigeen Temesgen Tiruneh ayaa codkiisa dhiibtay

Addis Ababa; Miicaad 24/2018 (ENA): Ra'iisul Wasaare ku xigeen Temesgen Tiruneh ayaa codkiisa ka dhiibtay goobta codbixinta ee Hidhaade (02-1) ee deegaanka Bahirdhaar.

Doorashadii toddobaad ayaa socota ilaa 12:00 subaxnimo, waxaana dadka ku nool magaalada Bahirdhaar ay codkooda ka dhiibanayaan 164 goobood oo codbixineed.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015