Bandhig Sawireed Lagu Muujinayo 8-dii Sano ee Isbeddelka kadib & DDS ayaa la Furay. - ENA Af-Soomaali
Bandhig Sawireed Lagu Muujinayo 8-dii Sano ee Isbeddelka kadib & DDS ayaa la Furay.
Addis Ababa; Duugato 28/2018 (ENA): waxaa magaalada jigjiga lagaaga furayaa Bandhig sawireed gaar ah oo muujinaya guulaha la taaban karo ee la gaadhay 8-dii sano ee isbeddelka kadib
Bandhiggan wuxuu si muuqaal ah u soo bandhigayaa horumarka ballaadhan ee ka hirgalay Deegaanka Soomaalida iyo guud ahaan dalka, isaga oo iftiiminaya safarki dheeraa iyo duruufihii adkaa ee laga soo gudbay iyo hiigsiga mustaqbal ifaya.
📍 Goobta: Taallada Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
📅 Taariikhda: 28–30 DUUGATO 2018 T.I.
🕒 Muddada: 3 maalmood oo xiriir ah
🎟️ Gelitaanka: Bilaash (100%)
👀 Waxaad ku arki doontaa:
✔️ Guulaha laga soo hooyay dhanka macdanta iyo warshadaha
✔️ Horumarka dhinaca Teknolojiyadda (ICT)
✔️ Isbeddellada horumarineed ee dhanka beeraha iyo dalxiiska iyo
✔️ Sawirro muujinaya yoolka la hiigsanayo iyo rajada mustaqbalka.
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya
#ENA