Maxaa laga filayaa bulshada si shidaalka loo tashiisho?

👉 In shidaalka si xaddidan oo miyir leh loo isticmaalo.

👉 In la raaco hababka isticmaalka tamarta la cusboonaysiin karo.

👉 In la xoojiyo dhaqanka socodka lugta.

👉 In la joojiyo ama la baajiyo safarrada aan daruuriga ahayn.

👉 In la isticmaalo gaadiidka dadweynaha.

👉 In lala shaqeeyo dowladda, lana soo bandhigo falalka sharci darrada ah ee lagu kala iibisado shidaalka.

#WWI 
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015