Magaalada Harar iyo wajiga cusub ee Taariikhda

Magaalada ilbaxnimada iyo xarunta taariikhda ee Harar ayaa maalin kasta sii xoojinaysa kor u qaadida qiyamkeeda, taariikhdeeda iyo qiimaheeda, iyadoo kor u qaadaysa sumcaddeeda iyo sharafteeda.

Maanta, Harar waxay noqotay magaalo la doorbido in la booqdo, iyadoo soo jiidatay dalxiisayaal iyo dadka jecel inay sahamiyaan taariikhdeeda qaniga ah.

#WWI 
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015