In ay jiraan khilaafaadku waa wax dabiici ah, balse in la isku dayo in colaad iyo xoog lagu xalliyo khilaafaadka xal waara ma keenayso— Raysul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)

Wakaalada Warka Itoobiya
2015