Shirkii joogtada ahaa ee Golaha Xisbiga Barwaaqo oo la soo gaba gabeeyay - ENA Af-Soomaali
Shirkii joogtada ahaa ee Golaha Xisbiga Barwaaqo oo la soo gaba gabeeyay
Addis Ababa; Cirir 14/2018 (ENA):- Golaha Dhexe ee Saddex Maalmood oo xidhiidh ah u socday Shirka Caadi ah oo ay kaga arrinsanayeen Arrimo kala duwan ayaa ayaa la soo gabogabeeyay.
Golaha xisbiga oo si qoto-dheer uga dooday arrimaha qaranka iyo xisbiga, ayaa ku dhawaaqaqeen jihoyin waxqabadeed oo lamelmarin doono.
#WWI
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya
Bogagga Baraha Bulshada ee WWI: 👉 https://linktr.ee/ENADigital