Waxaa Xadhigga Laga Jaray Warshadda Dhuxusha ee Arjo.

Warshadda Dhuxusha Arjo; waxay door muhiim ah ka ciyaartaa horumarinta warshadaha Itoobiya iyadoo daboolaysa baahida gudaha ee dhagaxa Dhuxusha oo hore loo soo dejisan jiray. Warshadu waxay bixisaa agabyada muhiimka u ah warshadaha sibidhka, birta iyo dhismaha. Mashruucu wuxuu sidoo kale muujinayaa sida Itoobiya uga go'an tahay kor u qaadista horumarinta warshadaha iyadoo la hubinayo ilaalinta deegaanka.

 

— Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)

 

#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya 

Bogagga Warbaahinta Dijital ah ee ENA 👉 https://linktr.ee/ENADIgital

Wakaalada Warka Itoobiya
2015