Rajab Dayib Erdogan ayaa maanta booqday madxafka Xuska Guusha Adhwa - ENA Af-Soomaali
Rajab Dayib Erdogan ayaa maanta booqday madxafka Xuska Guusha Adhwa
Rajab Dayib Erdogan ayaa maanta booqday madxafka Xuska Guusha Adhwa, oo astaan u ah sharafka dhamaan dadka madow. Isagoo halkaas ubax dhigay taallada xusuusta geesiyaashii naftooda u huray xorriyadda dadka madow.
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca maamulka magaalada, waxaan si qalbi furan u rajeynayaa in booqashada Madaxweyne Erdogan ee dalka taariikhiga ah ee Itoobiya iyo caasimaddeenna quruxda badan ee Addis Ababa ay noqoto mid miro-dhal ah — Adhaanaj Abebe
#WWI
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya
Bogagga Baraha Bulshada ee WWI: 👉 https://linktr.ee/ENADigital