Dr. Abiy Axmed ayaa maanta ku soo dhoweeyay Rajab Dayib Erdogan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Addis Ababa Bole, halkaas oo uu ka bilaabay booqasho rasmi ah oo uu ku joogo Itoobiya.

Booqashadan waxay muujinaysaa iskaashiga istaraatiijiyadeed ee sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Turkiga iyo Itoobiya, iyadoo sidoo kale caddeynaysa doorka Itoobiya ee xarunta diblomaasiyadda gobolka iyo qaaraddaba.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015