Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo Felix Tshisekedi - ENA Af-Soomaali
Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo Felix Tshisekedi
Addis Ababa; Cirir 7/2018 (ENA) :-Raysal wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ayaa wadahadal la yeeshay madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo Felix Tshisekedi.
Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo Felix Tshisekedi, waxayna ka wadahadleen fursadaha muhiimka ah ee labada dal si ay u sahamiyaan dhinacyada cusub ee iskaashiga iyo sii wanaajinta iskaashiga dhinaca duulista.
#WWI
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya
Bogagga Baraha Bulshada ee WWI: 👉 https://linktr.ee/ENADigital