Ra'iisul Wasaaraha Saa'o Tome iyo Principe Amériko de Oliveira dos Ramos ayaa soo gaaray Addis Ababa - ENA Af-Soomaali
Ra'iisul Wasaaraha Saa'o Tome iyo Principe Amériko de Oliveira dos Ramos ayaa soo gaaray Addis Ababa
Addis Ababa; Cirir 5/2018 (ENA): Ra'iisul Wasaaraha Saa'o Tome iyo Principe Amériko de Oliveira dos Ramos ayaa gaaray Addis Ababa si uu uga qayb galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika.
Madaxweynaha markii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Bole waxaa soo dhaweeyay Wasiirka Caafimaadka, Dr. Meqdhes Dhaaba.
Shir-madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika ayaa lagu qaban doonaa cinwaanka "Hubinta Sahayda Biyaha iyo Nadaafadda;l Waara; Gaaritaanka Yoolalka Ajendaha 2063".
Hoggaamiyeyaasha ka qaybgalaya shir-madaxeedka ayaa sidoo kale gaaraya caasimadda Afrika, Addis Ababa.
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya #Agenda2063 #AUsummit