Madaxweynaha Laybeeriya Josef Nyuma Bo'akay ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa Si uu Uga Qayb Galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika - ENA Af-Soomaali
Madaxweynaha Laybeeriya Josef Nyuma Bo'akay ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa Si uu Uga Qayb Galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika
Addis Ababa; Cirir 5/2018 (ENA): Madaxweynaha Laybeeriya Josef Niyuma Bo'akay ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika.
Madaxweynaha ayaa markii uu ku soo degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa ku soo dhoweeyay Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Dr. Fitsum Assefa.
Shir-madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika waxa lagu qaban doonaa hal-ku-dheggiisu yahay “Hubinta Sahayda Biyaha iyo Nadaafadda Waarta; Gaaritaanka Ajendaha 2063-ka”.
Madaxda ka qeyb galeysa shir madaxeedka ayaa sidoo kale soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee xarunta Afrika.
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya
#Agenda2063
#AUsummit