Shirka joogtada ah ee Golaha Fulinta ee Midowga Afrika ayaa berri bilaabanaya - ENA Af-Soomaali
Shirka joogtada ah ee Golaha Fulinta ee Midowga Afrika ayaa berri bilaabanaya
Addis Ababa, Cirir 3/2018 (ENA): Shirka joogtada ah ee Golaha Fulinta ee Midowga Afrika ee 48-aad ayaa ka bilaabanaya Addis Ababa berri, waxa uuna socon doona muddo labo maalmood oo xiriir ah.
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ee ka qaybgalaya shirka ayaa hadda soo gaaraya Addis Ababa si ay uga qeyb qaataan.
Shirka joogtada ah ee Golaha Fulinta ayaa lagu soo bandhigi doonaa ajandayaasha loo diyaariyey Shir Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika.
#WWI
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya
Bogagga Baraha Bulshada ee WWI: 👉 https://linktr.ee/ENADigital�