Kalfadhiga Caadiga ah ee 51aad ee Guddiga Wakiilada Joogtada ah ee Midowga Afrika ayaa Bilaabmi doona Toddobaadka Soo Socda. - ENA Af-Soomaali
Kalfadhiga Caadiga ah ee 51aad ee Guddiga Wakiilada Joogtada ah ee Midowga Afrika ayaa Bilaabmi doona Toddobaadka Soo Socda.
Addis Ababa, Xoorreey 30/2018 (ENA):Kalfadhiga Caadiga ah ee 51aad ee Guddiga Wakiilada Joogtada ah ee Midowga Afrika ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Afirika ka bilaabm doona Tahsaas 4, 2018.
Kalfadhiga waxaa lagu qaban doonaa mawduuca 2026 ee Midowga Afrika, "Hubinta helida Biyo joogta oo amnigiisu suganyahay islmarkaan Nadaafad leh kan oo ah ; Gaaritaanka Yoolalka Ajendaha 2063."
Mawduuca sanadkan wuxuu diiradda saarayaa amniga iyo nadaafadda biyaha.
Kulanka waxaa ka soo qayb geli doona hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika iyo hay'adihiisa, safiirrada iyo diblomaasiyiinta ka socda waddamada xubnaha ka ah, sida ay sheegtay warbixinta ENA kaheshay midawga Afirka.