Farriinta Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed - ENA Af-Soomaali
Farriinta Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed
Galabta waxaan la yeeshay wada-xaajood Guddoomiyaha Komishinka Midowga Afrika, anagoo ka hadlaynay sida ay Itoobiya iyo Midowga Afrika si dhow isaga kaashan karaan diyaarinta COP32 oo si dhab ah u metelaya Afrika.
Waxaan fahmay in, Maxamuud Cali Yuusuf, Komishinka Midowga Afrika ay si buuxda uga go’an tahay in COP32 guul noqoto, isla markaana Itoobiya ay noqoto lammaane muhiim ah oo arrintan door muuqda ka qaata.