Xiriirka taariikhiga ah ee soo jireenka ah ee Itoobiya iyo Hindiya ayaa sii xoojin doona - Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.)

Addis Ababa, Xoorreey 8/2018 (ENA): Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr) ayaa sheegay in xiriirka laba geesoodka ah ee soo jireenka ah ee u dhexeeya Itoobiya iyo Hindiya uu sii xoogaysanaayo.


 

Farriin uu ku qoray boggiisa baraha bulshada, Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr) ayaa ku sheegay inuu rajeynayo in Ra'iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi uu mar kale booqash ku imandon Itoobiya.

 


 

Wuxuu sheegay in Itoobiya iyo Hindiya ay sii wadi doonaan xoojinta xiriirka taariikhiga ah, dhaqanka iyo diblomaasiyadeed.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015