Jadwalka Doorashada Guud ee 7aad ee sanadkan la qaban doono ayaa lagu dhawaaqay

Addis Ababa; Noofambar 30, 2018 (EFE): Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqay jadwalka Doorashada Guud ee 7aad ee sanadkan la qaban doono.

Sidaas darteed, gudig cadeyay  in taariikhda codbixinta Doorashada Guud ee 7aad ay dhicdoonto Ginbood 24, 2018 /JUN 1, 2O26/.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015