Xisbiga Isbahaysiga Dimuqraadiga Tigray ayaa lasiiyay la shahaadada xisbinioee degaanka. - ENA Af-Soomaali
Xisbiga Isbahaysiga Dimuqraadiga Tigray ayaa lasiiyay la shahaadada xisbinioee degaanka.
Hosanna; Gudba 30/2018 (ENA): Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Itoobiya ayaa Xisbiga Isbahaysiga Dimuqraadiga Tigray siiyay shahaadada xisbiga degaankaa.
Guddigu wuxuu ku dhawaaqay in Xisbiga la siiyay shahaadada xisbiga degaanka hidaar 29, 2018, iyadoo la raacayo awoodda sharcga dorashada .
Waxaa xusid mudan in Xisbiga Isbahaysiga Dimuqraadiga Tigray uu shirkii ugu horreeyay tiqimit 14, 2018, Addis Ababa kuyeshay .
Khudbaddiisii furitaanka shirka, Madaxweynaha xisbiga, Ato Getachew Reda, ayaa sheegay in xisbiga loo aasaasay si nabad ah loola dagaallamo dulmiga ay wajahayaan dadka Tigray ee gacanta ku haya TPLF.
#Agency_News_Ethiopian #ENA