Munaasabadda Xuska 21aad ee Maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta ayaa lagu qaban doonada magaalada Jima ee deegaanka Oromiya.

Hosaana, Gudba 29/2018 (ENA): Xuska 20'aad oo maanta lagu qabtay magaalada Hosaana oo u kaqayb galay Ra'iisul Wasaare Abiy Axmad ayaa u dhacay sidii logu talagalay.

Deegaanka Oromiya ayaana la wareegay munaasabadda xigta iyadoo lagu qabanayo magaalada Jima.


 

#WWI

#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015