Waa inaan kala saarno rabitaanka dalka iyo sharka cadowga adeegsada calooshood u shaqaystayaasha

Hosana ; Gudba 29/2018 (ENA): Marka sharka cawdga usarakaco, Itoobiyaanku waa inay fahmaan inaanan noqon aalad cadawgu ku adeegto. Dun uu cadowgu tolay lama kalasaarikaro, lama furi karo.

Markaan mid nahay oo aan kahortagno cadawga raba in uu na kala qaybiyo islamarkaan taarikh dhaxalgal ah dalka uga tagno ,waana in aan ogaanaa xeeladaha cadawga, markastan ilaashano nabadeena ,wixii jirana aan wadahadal ku xalino, si hufan oo daacada ahna aan u fushanayno hawlheena.


 

Marka aynu midowno, oo aan fahano rabitaanka sharka cadawga ee rabo in uu naso dhexgalo waa inaynu kahortagno oo aan xoojino nabaddeenna, adeegsano wadatashiga iyo isafgarad islamarkaana, si taxaddar leh aan uga shaqeynaa dhammaan goobaha shaqada ee aan ku hawlannahay.

Sidoo kale waa inaynu la dagaalanaa xatooyada, oo aan mudnaanta siino danaha dalka iyo sharafta dadkeenna, una firfircoonaanaa laqabsiga aaladaha casriga ah iyo isbeddelka, oo aan gaarno madax bannaani dhamaystiran.


 

Aan kagudubno saboolnimada iyo tuugsiga , si aan ugamidha dhalino hawlaha waaweyn ee aan bilawnay, waxaan dhamaan shacabka Itoobiya ugu baaqayaa in aan xoojino nabada, kuxalinaa khilaafadka wadahadal, wadatashi, midnimo iyo horaysiinta danaha guud ee dalka— Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)

#WWI

#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015