Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Guddiga Dhaqaalaha ee Qaramada Midoobay uguqaabilsan Afrika - ENA Af-Soomaali
Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Guddiga Dhaqaalaha ee Qaramada Midoobay uguqaabilsan Afrika
Addis Ababa; Gudba 25/2018 (ENA)Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Guddiga Dhaqaalaha ee Qaramada Midoobay ee Afrika, Claver Gatete.
Farriin uu ku qoray boggiisa baraha bulshada, Ra'iisul Wasaaruhu wuxuu ku yiri; Waxaan ka wada hadalnay siyaabaha aan uga wada shaqeyn karno abaabulka COP32 oo si dhab ah u matala Afrika sanadka 2027.
Wuxuu muujiyay kalsoonidiisa ah in Guddiga Dhaqaalaha ee Qaramada Midoobay ee Afrika iyo Xoghayeheeda Guud, oo ay weheliyaan kooxdooda, ay si weyn uga qayb qaadan doonaan guusha COP32.