Xafladda sogabgabaynta Maalinta Qowmiyadaha iyo shucubta ee Heer deganka ayaa kaqabsomay magaalada Debre Birhan - ENA Af-Soomaali
Xafladda sogabgabaynta Maalinta Qowmiyadaha iyo shucubta ee Heer deganka ayaa kaqabsomay magaalada Debre Birhan
Debre Birhan; Gudba 23/2018 (ENA):Xafladda soxidhitaanka Maalinta Qowmiyadaha iyo shucuubta Itoobiya ee 20aad ayaa ka qabsomay magaalada Debre Birhan.
Xafladda xuska ee xidhitaanka ee heer degaan waxaa hal kudhig loga dhigay "Isku raaca Dimuqraadiyadda ee Midnimada Qaranka".
Barnaamijka waxaa ka soo qayb galay Afhayeenka Aqalka federeshinka , Aganyhu Teshager, Afhayeenka Golaha wakiilada degaanka Amxaarada, Fantu Tesfaye, Afhayeenka golaha chafe ee degaanka Oromia, Saada Abdurahman, Afhayeenka Golaha shacabka degaanka Afar, Asia Kemal, Afhayeenka Golaha Maamulka Magaalada Addis Ababa, Buzena Alkedir, iyo sidoo kale mas'uuliyiin sare oo heer federaal iyo heer degaan .
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya