Itoobiya ayaa u soo baxday tartanka Koobka kubada ee qaarada Afrika ee 17-jirada kahosaysa

Addis Ababa; Gudba 23/2018 (ENA): Xulka qaranka Itoobiya ee da'ida 17-jirada ka hosaysa ayaa xaqiijiyay kaqaybgalka tartanka CAFA EE 2026 kaqabssomidona Moroko iyagoo 2-0 kaga badiyay Kenya isreebreebka CAFA.

Ciyaartii ka dhacday garoonka Abebe Kila, Dawit Kassau ayaa dhaliyay goolka guusha daqiiqadii 66-aad iyo Ambelu Binyamin Abraha daqiiqadii 79-aad.


 

Natiijada ka dib, Itoobiya waxay noqotay waddankii saddexaad ee u soo baxa Koobka Qaarda Afrika ee ee 17-jirada kahosaysa oo ay martigelin doonto Morocco sanadka 2026.

Itoobiya ayaa markii ugu dambeysay ka qayb gashay Koobka Qaramada Afrika ee 17-jirada ka hosaysa sanadkii 2003, oo ay martigelinayso Switzerland.


 

Waxay noqon doontaa markii ugu horreysay muddo 22 sano ah oo Itoobiya ay ka qayb qaadan doonto tartanka.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015