Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Jarmalka, Friedrij Mers, waxaana ay yeesheen wada-hadal.

Wadahadalkooda wuxuu diiradda saaray arrimaha muhiimka ah ee danaha wadajirka ah, iyadoo labada dhinac ay muujiyey rabitaankooda ah in la raadiyo waddooyinka lagu xoojin karo iskaashiga.

#WWI  #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015