Fariinta Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

Iskaashiga ka dhexeeya Itoobiya iyo Faransiiska ayaa sii xoogaysanaya. Arrintan awgeed, waxaan la kulmay Madaxweyne Emmanu'eel Maakroon si aan uga wada hadlno heerka iskaashiga labada dal.

#WWI #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015