Fariinta Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

Ra’iisul Wasaaraha Dr. Abiy Axmed wuxuu wadahadal wax ku ool ah la yeeshay Madaxweyne Rajap Tayyib Erdogaan ee Turkiga, isagoo ka wada hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin dhaqaalaha, xiriirka saaxiibtinimo ee dhaqanka, horumar waara, iyo dadaallada ilaalinta deegaanka iyo la dagaallanka isbeddelka cimilada.

#WWI #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015