Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Amiirka Abu Dhabi, Sheekh Khaalid bin Maxamed bin Sayed Al Nahyaan

Addis Ababa, Gudba 13/2018 (ENA): Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Amiirka Abu Dhabi, Sheekh Khaalid bin Maxamed bin Sayed Al Nahyaan, intii lagu guda jiray shirka hoggaamiyeyaasha G-20.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in fursad ay u helaan in ay kala hadlaan Amiirka ay ka faa’iideysteen, isagoo carrabka ku adkeeyay in wada-hadalkooda uu diiradda saaray iskaashi istiraatijiyadeed iyo sidii loo abuuri lahaa fursado wadajir ah oo tallaabooyin dheeraad ah loogu qaadi karo.

#WWI  #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015