Wefti uu hoggaaminayo Janaraal Danjire Ridwaan Xuseen ayaa wadahadal wax ku ool ah la yeeshay dhiggiisa Jabuuti - ENA Af-Soomaali
Wefti uu hoggaaminayo Janaraal Danjire Ridwaan Xuseen ayaa wadahadal wax ku ool ah la yeeshay dhiggiisa Jabuuti
Addis Ababa, Hidar 10/2018 (ENA): Wefti uu hogaaminayo Agaasimaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka, Danjire Ridwaan Xuseen, iyo Ku xigeenkiisa Sisaay Tolaan oo gaadhay Jabuuti, ayaa wadahadal wax ku ool ah la yeeshay dhiggooda Jabuuti si loo xoojiyo iskaashiga dhinaca amniga.
Wadahadalku wuxuu diiradda saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, iskaashiga amni ee joogtada ah iyo arrimaha kale ee la xiriira.
#WWI
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya
C/Fatah Addis, [11/21/2025 11:42 AM]