Itoobiya waa inay joojisaa tuugsiga - Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) - ENA Af-Soomaali
Itoobiya waa inay joojisaa tuugsiga - Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)
 
           Addis Ababa, Dirir 20/2018 (ENA): Tuugsigu waa kansar cuna awwoodda shaqada. Shaqada aan ka qabanayno beeraha qamadiga, miraha iyo khudaarta sidoo kale waa natiijo ka dhalatay go'aankeenna ah inaan ka xorowno ku tiirsanaanta.
Sidaa darteed, waa inaan joojinna ku tiirsanaanta. Waana awoodnaa. Tuugsiga waxaa la socda dhibaatooyin badan. Itoobiya waa inay joojisaa tuugsiga.
#Itoobiya 
 #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya