Ra’iisul Wasaaraha Dr. Abiy Axmed ayaa sheegay in sanadkan la qorsheynayo in tirada xarumaha adeegga ee hal goob ay gaarto 100 - ENA Af-Soomaali
Ra’iisul Wasaaraha Dr. Abiy Axmed ayaa sheegay in sanadkan la qorsheynayo in tirada xarumaha adeegga ee hal goob ay gaarto 100
 
           Addis Ababa, Dirir 18/2018 (ENA): Wuxuu cadeeyey in barnaamijka adeegga hal goob uu si weyn u fidayo, iyadoo hadda 18 xarumood ay adeeg bixinta wadaan, halka saddex kale ay dhawaan bilaabi doonaan shaqada.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa intaa ku daray in sannadka socda la qorsheynayo in tirada xarumaha gaaro 100, taasoo la filayo inay keento isbeddel weyn oo adeeg bixinta ah.
Ujeeddadu waa in adeegyada bulshada lagu fidiyo si hufan, isla markaana la yareeyo culeyska adeeg bixinta ee hadda ka jira.
#Itoobiya 
 #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya