Qodobbada Muhiimka ah ee Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Ahmed ka jeediyay Kalfadhiga Golaha Wakiilada Shacabka - ENA Af-Soomaali
Qodobbada Muhiimka ah ee Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Ahmed ka jeediyay Kalfadhiga Golaha Wakiilada Shacabka
 
           📌 Itoobiya waxa u baahan tahay waa nabad iyo xasilooni.
📌 Itoobiya ma aqbali karto in la kala gooyo ama wax la waxyeelleeyo; kuwa isku dayaya inay danahooda gaarka ah u adeegaan waa doonis aan micno lahayn.
📌 Dowladda ayaa la shaqeyneysa cid kasta oo tabasho qabta, si loo xalliyo dhibaatooyinka, waxaana diyaar u nahay inaan wada shaqeyno una wadahadlno si nabad ah.
📌 Komishinka Wadatashiga Qaran wuxuu awood u leeyahay inuu xalliyo dhibaatooyinka qaranka, xubnaha qaba tabashadana waa inay uga qaybqaataan si firfircoon.
📌 Haddii aan iska indhatirno ama aanaa ka qeybqaadan arrimaha, ma awoodi doonno inaan dhibaatooyinka Itoobiya si dhakhso ah u xallino.
📌 Itoobiya marka ay horumarto cida ka xumaanaysa, kuwa marka biya-xidheenka la dhameeyay leh dalalka deriskuu nagu dirayaa, kuwa inay arrinta badda cas ka hadlaan ka xishoonaya, kuwa aan si cad u dhihi karin 130kan milyan way mudan yihiin marin badeed, uma joojinayni. Dhamaanteen waa inaan u istaagnaa barwaaqada iyo horumarka dalka.
#Itoobiya 
 #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya