Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa bilaabay inuu ka jawaabo su’aalihii iyo faallooyinkii ay xildhibaanadu usoo jeediyeen

Addis Ababa, Dirir 18/2018 (ENA): Golaha Wakiillada Shacabka ee 6-aad ayaa haatan ku guda jira kalfadhigii labaad ee caadiga ah ee sanad sjaqeedka shanaad, kaas oo uu Ra’iisul Wasaaruhu ka qaybgalayo.

Xildhibaanadu waxay weydiiyeen Ra’iisul Wasaaraha su’aalo iyo aragtiyo la xiriira arrimaha dhaqaalaha, bulshada, siyaasadda, diblomaasiyadda, nabadda iyo amniga.

Hadda, Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa si toos ah uga jawaabaya su’aalihii iyo aragtiyihii ay xubnaha goluhu soo jeediyeen.

#Itoobiya

#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015