Su’aalihii iyo sharaxaada ay Xildhibaanadu usoo bandhigeen Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed intii lagu guda jiray kalfadhiga Golaha Wakiillada Shacabka.

👉 Maxay dowladda ka qabatay hagaajinta tayada waxbarashada iyo xalinta dhibaatooyinka ay la kulmaan macallimiinta, si loo xoojiyo loona tayeeyo nidaamka waxbarashada dalka?

👉 Deegaanka Benishaangul Gumus, gaar ahaan Kurmuk, waxaa laga bilaabay warshad soo saarta dahabka. Maxay yihiin qorshayaasha dowladda ee ku saabsan ballaarinta warshadaha macdanta iyo dhismaha kaabayaasha sida waddooyinka, si looga jawaabo baahiyaha bulshada halkaas ku nool?

#Itoobiya

#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015