Su’aalihii ay Xildhibaanadu weydiiyeen Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed intii lagu jiray kalfadhiga Golaha Wakiillada Shacabka: - ENA Af-Soomaali
Su’aalihii ay Xildhibaanadu weydiiyeen Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed intii lagu jiray kalfadhiga Golaha Wakiillada Shacabka:
 
 Maxay dowladda ka qabatay sidii loo xallin lahaa colaadaha ka taagan qaybaha kala duwan ee dalka?

 Dowladdu sidey u aragtaa dhaqdhaqaaqyada kooxaha kuxadgudbaya dastuurka iyo kuwa heshiiska nabadda ee Pretoria iska dhigay, kuwaas oo la shaqaynaya kooxaha xagjirka ah iyo cadowga dalka?

 Go’aannada adag ee dowladda ka qaadatay dib-u-habaynta dhaqaalaha iyo kabitaank burburka dhaqaale waa mid dhiirigalin mudan.

 Maxaa tallaabo ah oo dowladda u qaaday si si joogto ah loogu yareeyo sicir-bararka, loona joojiyo kororka aan sharciyeysneyn ee qiimaha suuqa?

 Doorka Komishinka Wadatashiga Qaranka waa mid muhiim u ah xoojinta kalsoonida shacabka iyo midnimada dalka.

 Iyadoo dalka uu isu diyaarinayo doorashada soo socota, maxay yihiin diyaar garowga dowladda si doorashadaasi u noqoto mid nabdoon, caddaalad ah, oo lagu kalsoonaan karo?

 Doorl juqraafiyadeed iyo istaraatiiji ee Itoobiya wuu isbeddelay, wakhtigan.

 Marka la eego dadaallada Itoobiya ee ku wajahan helitaanka marin-badeed iyo kobcinta horumarka guud, maxay yihiin tallaabooyinka dowladda ka qaadayso si ay uga hortagto xoogagga ka soo horjeeda nabadda iyo horumarka dalka?