Afrika inta badan si meeqaamkeeda ka hooseeya ayaa loosoo bandhigaa— Dr. Abiy Axmed - ENA Af-Soomaali
Afrika inta badan si meeqaamkeeda ka hooseeya ayaa loosoo bandhigaa— Dr. Abiy Axmed

Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed ayaa sheegay in inkasta oo Afrika ay tahay qaarad ballaaran oo hodan ku ah kheyraad fara badan oo qoto dheer, haddana inta badan si hooseeya ama si taban ayaa loo soo bandhigaa. Wuxuu intaa ku daray in sababtaas awgeed abuuritaanka warbaahinta Pulse of Africa, inkasta oo uu yar yahay, uu leeyahay muhiimad weyn maadaama uu noqon doono mid horseeda koritaanka warbaahin Afrikaan ah oo heer sare ah oo hogaamin doonta mustaqbalka dhow.
#Itoobiya
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya