Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salfa Kiir Mayardit ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa - ENA Af-Soomaali
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salfa Kiir Mayardit ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa

Addis Ababa; Bagumen3/2017 (ENA): Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salfa Kiir Mayardit ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa.
Madaxweyne Salva Kiir Mayardit ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa ku soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Danjire Burhanu Segaaye.
#Wakaalladda Wararka_Itoobiya
#Itoobiya