Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub Teresa Ribera - ENA Af-Soomaali
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub Teresa Ribera

Addis Ababa; Bagumen 3/2017 (ENA): Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ayaa la kulmay madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub Teresa Ribera.
Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa bartiisa xiriirka bulshada ku sheegay in uu la kulmay madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub Teresa Ribera oo ka qeyb gashay shir madaxeedka labaad ee cimilada Afrika oo ay ka wadahadleen arrimo kala duwan oo dhinacyo badan leh.
#Wakaalladda Wararka_Itoobiya
#Itoobiya