Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shirka 2-aad ee isbadalka cimilada Afrika - ENA Af-Soomaali
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shirka 2-aad ee isbadalka cimilada Afrika

Addis Ababa; Baagumen /2017 (ENA): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shirka 2-aad ee isbedelka cimilada Afrika.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa ku soo dhoweeyay wasiirka dakhliga, Aynalem Niguse.
#Itoobiya #Wakaalladda_Wararka_Itoobiya