Caqabadaha Caalamka Ayaa Loo Baahan Yahay In Cod Midaysan Lagu Soo Bandhigo – Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) - ENA Af-Soomaali
Caqabadaha Caalamka Ayaa Loo Baahan Yahay In Cod Midaysan Lagu Soo Bandhigo – Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.)

Addis Ababa, Bagumen 2/2017 (ENA): – Caqabadaha caalamka waa in lagu soo bandhigaa cod midaysan, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.).
Waxaa magaalada Addis Ababa ka furmaya shirkii labaad ee wadamada Karibbiyan-ka iyo Afrika.
Shir-madaxeedka waxa lagu qabtaa hal-ku-dhegga ah “Iskaashiga Afrika iyo Karibiyan-ka ee hellidda magdhowga Afrikaanka iyo u dhaladka afrikaanka ah”.
Khudbadii uu ka jeediyay shir madaxeedka, ayuu Ra’iisal Wasaare Abiy (Dr.) ku sheegay in dunidu ay isbedeleyso.
Waxa uu sidoo kale xusay in hadda loo baahan yahay in la maqlo codad markii hore aan la dhageysan jirin.
Ugu danbayntij, waxa uu carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ay midnimada qaaradda u leedahay ka jawaabista caqabadaha hortaagan adduunka.
#Itoobiya
#Wakaalladda Wararka