Qiimaha iskaashiga iyo taageerada waa in la xoojiyaa - Maayar Adhaanej Abebe

Addis Ababa; Baagumen 2/2017 (ENA): Maayarka ismaamulka magaalada Addis Ababa Adhaanej Abebe ayaa sheegay in la xoojiyo lana adkeeyo qiyamka iskaashiga iyo taageerada.

Maamulka magaalada Addis Ababa ayaa sanadkan cusub ka hirgaliyay barnaamij xeedho wadaag dadka danyarta ah.

Maayar Adhaanej Abebe oo arrimahaasi ka hadashayna waxay tidhi; Itoobiyanku waa dad leh afaf, dhaqan, iyo hayb kala duwan.

Waxa kale oo uu ku nuuxnuuxsaday in qiyamka iskaashiga iyo taageerada la xoojiyo.

Maayarku waxa kale ay sheegtay inay magaaladu ku jirto socdaal horumarineed oo xooggan, islamarkaana diyaar u nahay inaan wax badan qabanno sannadka 2018 T.I.

Guddoomiyaha ka qaybgalka iyo isku xidhka tabarucaadka ee ismaamulka magaalada Addis Ababa Yimer Kebedhe ayaa sheegay in marka la xusayo maalinta wadajirka lala xuso maalinta kala duwanaanshaha ee ku dhex milman itoobiyaabka.

Dadka lala wadaagay xeedhada ayaa sidoo kale aad ugu mahad naqay maamulka magaalada hawlaha barakaysan ay u fidinayaan dadka danyarta.


 #Ethiopia

Wakaalada Warka Itoobiya
2015