Guddoomiyaha Bankiga Afrexim Benedhikt Okechuchu Oramah ayaa gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka 2-aad ee Jaaliyadda dalalka Karibbiyaan-ka iyo Afrika. - ENA Af-Soomaali
Guddoomiyaha Bankiga Afrexim Benedhikt Okechuchu Oramah ayaa gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka 2-aad ee Jaaliyadda dalalka Karibbiyaan-ka iyo Afrika.

Addis Ababa; Bagumen 2/2017 (ENA): Guddoomiyaha Bankiga Afrexim Benedhikt Okechuchu Oramah ayaa gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka 2-aad ee Jaaliyadda Karibbiyan iyo Afrika.
Madaxweyne Benedhikt Okechuchu ayaa markii uu ka soo degay garoonka dayuuradaha ee Bole ku qaabilay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda, danjire Birhanu Segaaye.
#Wakaalladda_Wararka_Itoo iya
#ENA
#Itoobiya