Madax iyo wafuud ka kala socota wadamo kala duwan ayaa gaaray magaalada Addis Ababa

Addis Ababa; Bagumen 2/2017 (ENA): Madaxweyne ku xigeenka Gambiya Maxamed Jallo iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Danjire Xuseen Cabdulqaadir ayaa gaaray magaalada Addis Ababa si ay uga qeyb galaan shir madaxeedka Afrika iyo waddamada Karibbiyanka iyo shirka cimilada Afrika.

Martida ayaa markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Boole waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Nabada Maxamed Idiris iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

 

#Wakaalladda Wararka_Itoobiya #ENA 

#Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015