Xuska Mawliidka 1500-aad ayaa laga xusayaa Masjidka Anwar

Addis Ababa, Naaf/Nahase 29, 2017 (ENA) — Munaasabadda 1,500-aad ee Mawliidka Nebi Muxamed NNKH ayaa si weyn looga xusayaa Masjidka Anwar.


 

Munasabadaan ayaa ah mid ay ummada islaamku ay ugu dabaal dagayaan munasabada ciidda mawlidka iyagoo ku waabariistay munaasabado kala duwan oo lagu soo bandhigayay masjidka Anwar.


 

Masajidka weyn ee Anwar ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax sare oo ka tirsan Majliska, culumaa’udiinka, culumaa’udiin iyo marti sharaf lagu casuumay.


#Wakaalladda_ Wararka_Itoobiya
#Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015