Itoobiya ayaa shaacisay mashruuc ay ku soo saari doonto sannadkii ilaa 3 milyan tan oo bacriminta ciidda ah

Addis Ababa; Naaf/Nahase 22/2017 (ENA): Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa xariga ka jaray mashruuc lagu soo saari doono sannadkii ilaa 3 milyan oo tan oo bacriminta ciidda.

Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu bartiisa xidhiidhka bulshada ku yidhi; Waxaan heshiis maalgashi saamilayda ah kala saxeexnay dhismaha warshadda bacriminta ciidda ah oo u dhexeeya "Ethiopian Investment Holdings" iyo Shirkadda Dangote Industries Company.

#Itoobiya  #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015