Waxaa deegaanka si habsami leh uga socda barnaamijka tabarucaadka bilaha xagaaga

Addis Ababa; Naaf/Nahase 12/2017 (ENA): ‎Barnaamijka tabarucaadka bilaha xagaaga oo sanad kastaa la qabto dabayaaqada SM-ka ayaa shaqooyinka la qabanayo Waxaa kamid ah Dhir-beerista, Dhiig shubis, Ol'ole nadaafadeed, wacyigalin bulsho iyo barnaamijyo lagu tabarucayo dadka tabaaleysan.




‎Hadaba waxa maalmahan deegaanka si habsami leh deegaanka uga socda shaqooyin lagu hirgalinayo barnaamijyada tabarucaadka bilaha xagaaga iyadoo masuuliyinta deegaanka heerarkooda kaala duwan si heer sare ah uga qayb qaadanayan shaqooyinkaasi.




‎Shaqooyinkani ayaa kasocda guud ahaan dalka iyo deegaanka iyadoo aay sii socon doonaan taniyo dhamaadka sanadka 2017-da T.I iyadoo ujeedada guud ee shaqooyinkani yihiin in lahelo deegaan nadiif ah oo cagaaran iyo kor uqaadida wacyiga bulshada ee adkeynta Nabadgalyada iyo iscaawinta/tabarucaadka.

#Itoobiya 
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015