Gudhaaf Sagaaye ayaa ku guuleysatay tartanka 1,500 mitir ee haweenka ee lagu qabtay Liiga Dheemanka ee Silesiya dalka Poland.

Addis Ababa, Naaf/Nahaase 10/2017 (ENA): Oroedyahannada ayaa ku guuleysatay iyadoo diiwaangelisay waqtigii shanaad ee ugu dheereeyay abid, kadib markii ay ka hor martay orodyahnada reer Kenya Beatrise Jebet oo ay si buuxda uga adkaatay.


 

Gudhaaf ayaa tartanka ku dhammeysay 3 daqiiqo, 50 ilbiriqsi iyo 62 mikro-sekonds, waxaana waqtigaasi loo diiwaangeliyey inuu yahay kii 5aad ee ugu dheereeya ee taariikhda Liiga dheemanka.

 

#Itoobiya 

#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015