Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Azali Assuumani, Madaxweynaha Komoros - ENA Af-Soomaali
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Azali Assuumani, Madaxweynaha Komoros

Addis Ababa; Afagaal/Hamle 21/2017 (ENA): Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Azali Assuumani, Madaxweynaha Komoros, iyagoo ka wada hadlay arrimaha labada dal iyo kuwa gobolka.
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) oo farriin uu soo dhigay bartiisa xiriirka bulshada ku sheegay in uu kulan la qaatay Azali Assuumani, Madaxweynaha Komoros, oo ay kaga wadahadleen arrimo khuseeya labada dal iyo gobolka, ka hor shirweynaha labaad ee Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO).
#Itoobiya
#Wakaalladda Wararka_Itoobiya